Dalbo Toobin Casriyeeysan

Hadii aad rabto inaad ballan qabsato waxaad taabataa qaybta Enghlish ka kadib raac jidka uu kuu tilmaamo, Walaal bixi lacagta deebaajiga ee $30 dollars ah, hadii aad rabto inaad balantaad qabsatay wax ka badasho bil asxaanag na soo wac 4 saac ka hor balantaada si aan lacagta kuugu soo celino, hadii aad soo wici wayso wakhtigaas lacagtaada soo celis ma laha. Mahadsanidiin.