Hilibka gaduudan ma wanaagsana inaad horay ka cunto markii lagu toobo, hadaba ka fogow 3 maalin, biyo badan cab, Nasiinada badi, hadii aad xanuun yara dareento cun xanuun baabi'iye.