Qofka markuu sooman yahay oo la toobo waxuu ka helaa faa iidooyin badan, sida baaritaano lagu ogaaday qofka markuu calooshiisa mudo wax galin waxaa kor soo maraya dhiiga xun waana kan la doonayo in banaanka loo soosaaro, balse hadaad caloosha wax galisaan waxuu ku qasmaayaa dhacaankii iyo dhiigii wanaagsanaa waxaana suura gal ah inaadan waxba ka faaiidin.