Maxaa dhici kara hadaad sameeyso toobinka adoo aneemiya lagugu sheegay?.

Kow waxaa dhacaya inaad meeshaas ku suuxdo oo xaaladaada ay halis gasho, sababtoo ah awalbaad dhiig yareeyd, hadaba ha fududeeysanin la tasho dhakhaatiirtaada.