Toobinka waa sunno Nabigeenii suubanaa inuu sheegay NNKH, hadaad muslim tahay waxaa sunna ah inaad soonto, ood soo qabeeysato, waliba soo weeyseeysato si aad u waafajiso qaabkii uu nabigeenii Suubanaa Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha ahaatee uu usuubiyayba.